Foomka Codsiga
Kulliyadda: KULLIYADDA CULUUMTA CAAFIMAADKANooca: BareQeybta: Medical Parasitology
Aqoonta iyo xirfadda looga baahan yahay
- Shahaadada heerka 1aad iyo 2aad, ama heerka 3aad, takhasuska booska la dalbanayo.
- Celcelis ahaan darajada B ama ka sarreeya.
- Ugu yaraan 3 sano oo khibrad wax-dhisid heer jaamacadeed ah.
- Cilmi-baaris la xiriirta takhasuska.
Dukumentiyada codsiga
- Sooyaalkiisa nololeed (CV)
- Codsi shaqo (Application letter)
- Shahaadooyinka waxbarasho iyo transcripts
- Warqadda caddeynta khibradda shaqo (Employment experience certificate)