Ku noqo boosaska bannaan

Foomka Codsiga

Kulliyadda: KULLIYADDA SAYNISKANooca: BareQeybta: Geology

Aqoonta iyo xirfadda looga baahan yahay

  1. Shahaadada heerka 1aad iyo 2aad, ama heerka 3aad, takhasuska booska la dalbanayo.
  2. Celcelis ahaan darajada B ama ka sarreeya.
  3. Ugu yaraan 3 sano oo khibrad wax-dhisid heer jaamacadeed ah.
  4. Cilmi-baaris la xiriirta takhasuska.

Dukumentiyada codsiga

  • Sooyaalkiisa nololeed (CV)
  • Codsi shaqo (Application letter)
  • Shahaadooyinka waxbarasho iyo transcripts
  • Warqadda caddeynta khibradda shaqo (Employment experience certificate)

Fadlan buuxi Xogtaada iyo dukumentiyada